HomeAll newsWaaliga baay iyo bakool oo ka waramay dagaalo gobaladaas ka dhacay.

Waaliga baay iyo bakool oo ka waramay dagaalo gobaladaas ka dhacay.

alshabaabGobalada baay iyo bakool maalmihii tegay waxaa ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay xarakada mujaahidiinta alshabaab iyo ciidamada maamulka koofur galbeed.

Ciidamada shisheeyaha ku daaban ayaa dagaaladaas qasaare lagu gaarsiiyay, iyadoo geesta kalena ciidamada itoobiya qarax lala beegsaday.

Waaliga xarakada mujaahidiinta alshabaab ee Baay iyo bakool sheekh cabdulaahi Macalin geeddow ayaa arimaahaasi ka waramay waxaana wareysatay Idaacadda ku hadasha afka xarakada mujaahidiinta alshabaab ee al andalus.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WAALIGA BAAY IYO BAKOOL

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular