HomeAll newsArkaanta xajka iyo waajibaadkiisa.

Arkaanta xajka iyo waajibaadkiisa.

xajDad badan ayaa u diyaar garoobaya  in ay gutaan waajibaadka xajka si Allaah ugu dembi dhaafo ha yeeshee waxaa laga yaabaa in ay ku jiraan kuwa aan aqoon u  lahayn qaabkii ay waajibaadka u guda lahaayeen.

Hadaba Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay idiin suu gudbineysaa daruus tixane ah oo xajka ku saabsan.

Insha allaah waxaa soo jeedi doona Allaah ajir ka siiyee sheekh maxamed Jamaal oo  ka mid ah culumada Diinta Islaamka.

Iminka waxa uu ka hadlayaa arkaanta iyo waajibaadka xajka.

HALKAAN KA DHAGEYSO SHEEKH MAXAMED JAMAAL 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular