HomeAll newsAbuukar cumar caddaan oo in shareecada islaamka loo noqdo ku taliyay.

Abuukar cumar caddaan oo in shareecada islaamka loo noqdo ku taliyay.

abukar-cadaanGanacasadaha caanka ah ee la yiraahdo xaaji abuukar cumar cadaan ayaa saxaafadda kula hadlay magaalada amuqdisho asigoo ka sheekeeyay dhibatooyinka soomaalidu soo martay qaarkood iyo baadilka loo garbaynayo.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in xaqqa lagu mintido oo soomaalidu ay shareecada islaamka ku dhaqanto.

Abuukar cumar cadaan oo lagu xasuusto kaalintii balaarneyd ee uu ku lahaa dagaalkii maxkamadihii islaamigu la galeen hogaamiye kooxeedyadii la baxay la dagaalanka argagaxisada ayaan muddo tobaneeyo sano ah saxaafadda ka soo hor muuqan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular