HomeAll newsCamaliyad Nafhurnimo ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Camaliyad Nafhurnimo ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

qarax

Wararka naga soo gaarayaa magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goordhow uu qarax aad u weyn uu ka dhacay nawaaxiga Dekadda magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo u muuqda inuu yahay mid Naftii hure ah islamarkaana loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa lagu qaaday Askar katirsan dowladda Federaalka oo ku sugnaa kontorool ku yaala nawaaxiga dekadda Muqdisho.

Khasaare isugu jira  dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo tabinayaa in weerarkan uu geystay, waxaana warar kala duwan ay kasoo baxayaan tirada khasaaraha inta ay la egtahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular