HomeAll newsSh/hoose oo Si Wanaagsan Looga Ciiday (Sawirro+Dhageysi)

Sh/hoose oo Si Wanaagsan Looga Ciiday (Sawirro+Dhageysi)

Degmooyinka iyo degaanakada wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday marka laga reebo meelaha ay joogaan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.

Bulshada ku hoos nool maamulka islaamiga ah ayaa ku ciideystay amni iyo nabad galyo, iyagoo sidoo kale oogay shacaa’irta kuna dukaday fagaarayaal waaweyn.

Fagaare walba ayaa waxaa bulshada loogu soo bandhigay khudbooyin muhiim ah, waaqicana ka hadlaya iyo suugaan guubaabo u badan oo isugu jirta gabayo iyo anaashiid.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso war bixin aanu ka diyaarinay sida looga ciiday degaanka Kuunyo barrow.

Dhagayso Sida looga Ciiday Shabeelaha hoose

12345678910111213

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular