HomeAll newsDaawo:Sida Looga Ciiday Saakow oo Dhoolo Tus Ay kusoo Bandhigeen Ciidamada Alshabaab.

Daawo:Sida Looga Ciiday Saakow oo Dhoolo Tus Ay kusoo Bandhigeen Ciidamada Alshabaab.

Boqolaal Dagaalyahano ah oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta Dhoolo Tus kusoo bandhigay Magaalada Saakow oo Si weyn Looga Ciiday

Ciidamada oo aad uhubaysnaa ayaa socod ku maray Magaalada waxaana daawanayay shacabka.

Fagaaraha Lagu Dukaday waxaa lagu xardhay boorar ay ku qoranyihiin hal ku dhigyo ciida muujinaya iyo maro madow oo dhexda ay kaga qorantahay kalimada Towxiidka.

Bulshada waxa ay ku iideen amni iyo kala danbayn lagu helay hirgalinta shareecada raxmaanka.

Hadaba Hoos Ka Daawo sawiro aynu kasoo qaadnay Ciida iyo Dhoolo tuska.

 

1542619201837262789101112212322241314151617

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular