HomeAll newsLaba Nin Itoobiyaan ah oo Goor Dhaw Lagu Dilay Buuhoodle.

Laba Nin Itoobiyaan ah oo Goor Dhaw Lagu Dilay Buuhoodle.

BuuhoodleWararka Naga soo gaaraya Gobalka Sool ayaa ku waramaya in rag hubaysan Magaalada Buuhoodle ay Ku dileen Laba Nin oo udhashay Wadanka Itoobiya.

Ragga dilka gaystay ayaa si nabad ah kaga tagay barta ay ku toogteen ragga Itoobiyaanka ah.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta ushaagay labada nin la dilay in Magaalada ka wadeen dhaqan xumo iyagoo iibin jiray khamriga la farsameeyo ee loo yaqaano calaqa.

Ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Dilka.

Ciidamada Itoobiya ayaa marar badan dilal ka gaystay Magaalada Buuhoodle.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular