HomeAll newsAl-kataa’ib oo Baahinaysa Kalimad uu Jeedinayo Abuu Cubayda.

Al-kataa’ib oo Baahinaysa Kalimad uu Jeedinayo Abuu Cubayda.

degdegSarkaal katirsan iclaamka Shabaabul Mujaahidiin ayaa Goor dhaw Idaacadda Alfurqaan uxaqiijiyay in saacadaha soo aadan Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed  Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay baahin doonto Kalimad Cusub oo uu jeedinayo Amiirka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shaykh Abuu Cubaydah Axmad Cumar.

Waxa ay Noqonaysaa Kalimadii ugu Horaysay ee Amiirku jeediyo.

Horay amiirka waxa uu usoo qaaray Kalimad Qoraal ahayd.

Idaacadda Alfurqaan ayaa soo gudbin doonto kalimada inshaa allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular