HomeAll newsSideen Uga faa’iidaysanaa Bisha Ramadaan (Dhageyso qeybta 6-aad)

Sideen Uga faa’iidaysanaa Bisha Ramadaan (Dhageyso qeybta 6-aad)

كيف_نستقبل_رمضانWar baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa muxaadaraad taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan.

Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya ka hadli doonaan soo dhaweynta Ramadaan, halka kuwa xiga aan uga faa’iideysan doonno mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan.

Dhagayso Darsigii lixaad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular