HomeAll newsDhageyso:Khabiir Caafimaad oo Ka Digay Cunista Raashinka Badan Xiliga Afurka.

Dhageyso:Khabiir Caafimaad oo Ka Digay Cunista Raashinka Badan Xiliga Afurka.

cuntoXiliga Afurka Dad badan ayaa si xad dhaaf ah ucuna cunada taasina waxa ay ku keentaa caafimaad xumo.

Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan ayaa ka digay isticmaalka Cunada Culus isagoo ku baaqay in la adeegsado cunada Jilicsan iyo Timirta waqtiga hore Ee Anfurka.

calool xanuun dibiryo ayaa kamid ah waxyaabaha laga dhaxlo cuntada badan taasina waxa ay keenaysaa qofka inuu dukan waayo taraawiixda.

Dr Xanafi ayaa dhanka kale dardaaran ujeediyay dadka isticmaala sigaarka iyo qaadka.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Dr Xanafi Cabdi.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular