HomeAll newsDhageyso:Farqi intee la eg baa u dhaxeeya umadda shareecada Islaamka lagu xukumo...

Dhageyso:Farqi intee la eg baa u dhaxeeya umadda shareecada Islaamka lagu xukumo iyo tan dasaatiirta shisheeye lagu maamulo?

micHorumar dhinacyo badan ah leh ayaa ka jira deegaanada Xarakada Mujaaahidiinta Alshabab ka taliso ee ay ku xukunto Shareecada Islaamka.

Amni, ganacsi, barashada Diinta Islaamka iyo is jaceyl u dhaxeeya dadka walaalaha ah ayaa ka jira deegaanada Diinta Allaah lagu xukumo laakiin waxaa dhibaato xoog leh ka taagan tahay meelaha ay ka taliyaan shisheeyaha iyo maamulada soomaalida ah ee u shaqeeya.

Hadab Nabadoon Xasan quuri oo ku nool gobalka mudug qeybtiisa Mujaahidiintu maamulaan ayaa wareysi ay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan la yeelatay kaga waramay arimahaasi iyo kuwo kale asigoo soomaalidana talo u jeediyay.

Dhageyso Wareysiga Nabadoon Quuri.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular