HomeAll newsDhibaato intee la eg bay gaadiidleydu ku qabaan Taraafikada?(Maqal)

Dhibaato intee la eg bay gaadiidleydu ku qabaan Taraafikada?(Maqal)

wado4Shalay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxay weerar ku qaaday xarunta ciidamada taraafikada ee Magaalada Muqdisho waxaanay sheegtay in ay sagaal ciidankaas ka mid ah ku dishay.

 

Wadayaasha gaadiidka Muqdisho waxay sheegayaan in ay aad ugu dhib qabaan ciidanka wadooyinka istaaga ee taraafikada.

Waxay hoosta ka xariiqeen in ay lacag badan oo baad ah ka qaataan, mararka qaarna ay darawalada xiraan.

Araga askartaanu waa mid la dhibsado gaadiidleyduna  way inkaaraan maalin waliba.

Hadaba arimahaas waxaa si qotta dheer uga hadlay mid ka mid ah darawalada Muqdisho ku nool

Halkan Ka Dhageyso Codka Darawalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular