HomeAll newsDhageyso:Xasan Sheekh oo Lagu Beeniyay in Dalka Aannu Gumeysi Ku Jirin.

Dhageyso:Xasan Sheekh oo Lagu Beeniyay in Dalka Aannu Gumeysi Ku Jirin.

micMadaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay sheegay in dalka Soomaaliya gumeysi uusan ku jirin.

Warka xasan sheekh waxaa ku diiday nabadoon Maxamed Axmed Guuleed.

Nabadoonka ayaa bixiyay cadeymo muujinaya gumeysiga dalka uu ku jiro.

Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed ayaa ka hadlay farqiga udhaxeeya gumeystihii hore iyo kan hada ku dul habsaday dalka.

Gumeystaha wax badan oo Soomaaliya uu ka rabo waxa hadda  ka hortaagan shabaabul Mujaahidiinm.

Hadaba hadii si rasmi ah gumeystaha dalka uhanto maxaa dhacaya.?arimahaasi waxaa faafaahiyay nabadoonka.

Dhageyso Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular