Sheekh Muuse Cabdi Carraale oo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ugu Magaacay Waaliga Banaadir ayaa si qota dheer waxa uu uga hadlay CIidamada shisheeye ee Dalka ku soo duulay ee iminka Bixitaanka Bilaabay waxaanuu sheegay in aan laga hara doonin oo guryahoodi looga daba tegi doono maadaama ay dhibaatooyin badan geysteen.
waxa uuu soo hadal qaaday jabka ku dhacay Dowladda federaalka ah asigooa Muujiayy in ay iminka ay Naf ka raadineyso in dib loo abaabulo Mooryaan Macawsley ah.
waxa uu sheegay in guushu dhaw dahay asigoo Muujiyay rejada uu ka qabo in Goor dhaw Xarakadda Shababaul Mujaahidiin la wareegto Muqdisho oo Madaxtooyada laga taago Calanka Towxiidka.
wuxuu Dadka Muslimiinta ah u sheegay in loo baahan yahay in ay Jihaadka soo haleelaan xiligaana yahay wakhtigii kala baxa qof walibana ay tahay in uu guntiga u dhuuqsado hirgelinta xaqa.