Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 14-01-1445 oo waafaqsan 31-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 31-07-2023