Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-09-1443 oo waafaqsan 03 04 2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali