HomeAll newsNin Hooyadii iyo Walaalkii Dilay Oo Lagu Qisaasay Hiiraan. (Dhagayso)

Nin Hooyadii iyo Walaalkii Dilay Oo Lagu Qisaasay Hiiraan. (Dhagayso)

Fagaarayaal ayay dadku isugu yimaadaan marka ay dhacayaan xukunnada Xuduuda ah.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Hiiraan ayaa xukun qisaas ah waxay ku fulisay Maxamed Calasow Cabdi oo horey u diley hooyadii dhashey iyo walaalkii la dhashey.

Deegaanka Shaw ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayuu ka dhacay xukunka, waxaana fagaaraha xadka lagu fulinayay isugu yimid dadweyne aad u badan.

Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka jeediyay fagaaraha dacwadda la hor keenay maxkamadda iyo xukunka kasoo baxay.

Dhagayso nin Hooyadiis iyo walaalkii diley oo lagu dilay Hiiraan

(https://jaximplant.com/)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular