Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-03-1442, oo waafaqsan 08-11-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subax 08 11 2020