Waxaa doorashooyinka madaxtnimada ee dalka Maraykanka ku guuleystay Joe Biden oo u tartamayay xisbiga Dimuqraadiga ah.
Codadka ugu badan ee doorashada ayuu heley Joe Biden, waxaana uu ka guuleystay Donald Trump madaxweynihii hore ee dalkaas oo u tartamayay xisbiga Jamhuuriga.
Biden oo hadlay wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay guusha uu gaaray, isagoona u mahadceliyay dadkii doortay.
Trump illaa iyo hadda ma qirin guusha laga gaaray, waxaana uu horey ugu hanjabay inuu dacwad geyn doono maxkamadda sare ee dalka Maraykanka.
Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan Guusha Biden iyo Guuldarada Trump