Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 15-03-1445, oo waafaqsan 30-09-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan K Dhageyso Warka Duhurnimo 30 09 2023