HomeAll newsWeerarada Ukraine ee Jaziiradda Al-Qiram ma Xaqiijin Doonaan Hadafka Kiev ee Soo...

Weerarada Ukraine ee Jaziiradda Al-Qiram ma Xaqiijin Doonaan Hadafka Kiev ee Soo Celinta Mandiqaddaas.(Warbixin)

Maalmihii lasoo dhaafay dowladda Ukraine ayaa kordhisay weerarada ay ku heyso Jaziiradda Al-Qiram oo uu Ruushku xoog kaga heysto, kuwaas oo beegsanayay goobaha muhiimka ah, sida xarumaha mellatari ee ay ku sugan yihiin saraakiisha iyo ciidamada xukuumadda Moscow, kuwaas oo lasoo warinayo iney saameyn adag ku yeesheen Ruushka.

Weeraradii ugu dambeeyay ayaa la sheehayaa in qaarkood lagu bartilmaameedsaday goob ay ku shirnsanaayeen saraakiisha ciidamada badda ee dowladda Ruushka, waxaana war kasoo baxay xukuumadda Kiev lagu sheegay, in weeraradaas ay ku dileen kuna dhaawaceen saraakiil katirsan ciidanka badda ee Ruushka.

Hadaba warbixintaan waxaan idinkugu soo gudnin doonnaa weerarada sii xoogeysatay ee ay dowladda Ukraine ka geysaneyso Jaziiradda Al-Qiram ee dalkeeda laga jaray sannadkii 2014-ka, ma yihiin kuwa xaqijinaya ahdaafta ay leedahay dowladda Ukraine, Ruushkana ku qasbi karta in uu qaado tallaabooyin kala duwan.?

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin weerarada Ukraine ee Jaziiradda Al-Qiram

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular