HomeAll newsSawirro: Gaari Danab Looga Gubay Duleedka Madaarka Kismaayo.

Sawirro: Gaari Danab Looga Gubay Duleedka Madaarka Kismaayo.

Ugu yaraan 10 isugu jirta saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Danab ayaa ku nafwaayay 8 kale waa ay ku dhaawacmeen qarax lagula beegsaday duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidankan oo uu tababartay Mareykanka islamarkaana si toos ah uga amar qaata saraakiishooda ku sugan wadanka ayaa waxaa qaraxyo la beegsaday ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab xilli ay marayeen duleedka Kismaayo.

Sawirrada ayaa caddeynaya khasaaraha qaraxa, gaadiidkii ka gubtay iyo raadadka meydadka iyo dhaawacyadooda.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular