HomeAll newsSAWIRRO: Dagaallo Askar badan Lagu dilay Oo ka dhacay Duleedka Dhusamareeb.

SAWIRRO: Dagaallo Askar badan Lagu dilay Oo ka dhacay Duleedka Dhusamareeb.

Deegaan dhaca duleedka magaalada Dhusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka.

Dagaalka oo in muda ah socday ayaa lagu jebiyay ciidanka Dowladda federaalka, waxaana goobta looga dilay 13 askari, kuwaasoo 4 kamid ah meydadkooda goobta dagaalka uga tageen, halka lagu dhawacay 5 askari oo kale.

Ciidamada Al-Shabaab waxay dagaalka ku furteen 6 qori iyo 26 boosh, waxaana warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ay baahisay sawirro laga soo qaaday goobta dagaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular