Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jumco Taariikhda hijrigu waxay ku beegantahay 09-02-1445 oo ku beegan 25-08-2023 Barnaamijka tarbiyadda Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 25-08-2023