Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 06-01-1445, oo ku beegan 24-07-2023, Warka waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 24 07 2023