Waaliga Shabeelaha hoose Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan ayaa booqday Xerada Ciidamada Uganda lagu laayay ee Gobalka Shabeelaha hoose gaar ahaan Magaalada Buulo Mareer halkaasoo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheegtay in ay ku dishay laba boqol oo Askeri oo Ugandheys ah.
Waaliga ayaa Xerada gudaheeda kula hadlay Saxaafadda waxaanuu sharaxaad ka bixinayaa wixii uu ku dhex arkay oo ay ku jiraan Ciidamada Uganda oo Meydadkoodu daadsan yihiin iyo Gaadiidkoodi oo la gubay.
Halkaan ka dhegeyso Wareysi_iyo_Shir_Jaraa’id_Waaliga_Wilaayada_Shabeelaha_Hoose