Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-05-1443 oo waafaqsan 10-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim cabdi naasir