HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Xiisadda Boosaaso.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Xiisadda Boosaaso.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso ee u dhaxaysa ciidanka Deni iyo kuwa PSF ee uu Mareykanku tababartay.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 10-12-2021

(apollohospitals)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular