
Dagaallo dhowrjeer ay soo qaadeen ciidamada uu Maraykanku tababaray iyo kuwa maamulka Galmudug oo helaya taageerada diyaaradaha Maraykanka ayaa kusoo dhamaaday fashil, iyadoo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay si adag uga hortageen.
Dagaalladan ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Qeycad oo u dhow Bacaadweyn, waxaana saddex jeer weerar ay soo qaadeen ciidamada huwanta ah uu ku dhamaaday fashil.
Halkan ka dhagayso Dhagayso Warbixin Ciidamada-huwanta-oo-ku-jabay-dagaallo-ka-dhacay-Mudug.