Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-12-1442 oo waafaqsan 02-08-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar