HomeAll newsSarkaal katirsan Shisheeyaha Oo si xun ugu dhintay Qarax ka dhacay Baraawe.

Sarkaal katirsan Shisheeyaha Oo si xun ugu dhintay Qarax ka dhacay Baraawe.

Ciidamada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax xoogan waxay inta u dhexeysa Baraawe iyo deegaanka Ambareeso kula eegteen ciidamada Shisheeyaha Uganda.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa wuxuu si gaar ah u beegsaday sarkaal miina baaris ah oo katirsan ciidamada Shisheeyaha.

Qaraxa ayaa haleeley sarkaalka xilli uu ku guda jiray howlaha miina baarista, waxaana uu qaraxu si adag u haleeley sarkaalkaas.

Inta badan  ciidamada Shisheeyaha marka ay isaga kala gudbyaan deegaannada ay ka joogaan wilaayaadka waxay isku dayaan inay sameeyaan olole miina baaris ah, hase ahaate taktiikaatka ay adeegsanayaan ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa ka indha tira iney ku baraarugaan qaraxyada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular