HomeAll newsWeeraro Khasaare geystay Oo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose.

Weeraro Khasaare geystay Oo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay qaadeen weeraro khasaare geystay oo lala beegsaday ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Hir Shabeelle.

Saldhig ciidamada maamulka Hir Shabeelle ku leeyihiin degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan ayay weerareen ciidamada Mujaahidiinta, waxaana goobta ka dhacay dagaal in mud ah socday.

Sidoo kale, weerar midkaas lamid ah ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen fariisimiyaasha ciidamada Dowladda federaalka ee degmada Lafoole oo u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.

Weerarka ka dhacay Lafoole waxa uu ahaa mid culus, oo ay ciidamada Mujaahidiinta ku garaaceen askarta Dowladda federaalka hubka noocyadiisa kala duwan.

Khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac ayaa gaaray ciidamada Dowladda federaalka ee jooga Lafoole iyo Buula burde, inkastoo ka Al-Furqaan ahaan aynaan helin faafaahin rasmi ah.

(ultram)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular