Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-01-1442 oo waafaqsan 12-09-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya. Maxamed Daahir.