Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-04-1441 oo waafaqsan 25-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Duhur 25-12-2019