HomeAll newsButafaliqa oo ka tanaasuley Musharaxinimada Doorashooyinka Aljeeriya.

Butafaliqa oo ka tanaasuley Musharaxinimada Doorashooyinka Aljeeriya.

Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Aljeeriya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha wadankaas Cabdil-caziiz Butafaliqa uu ka tanaasuley musharaxnimada markii shanaad uu ku doonayay inuu ku qabto talada wadanka Aljeeriya.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in Butafaliqa uu qaatay rabitaanka shacabka, islamarkaana uu ka haray musharaxnimada.

Hadaba warar faafaahsan oo arimahan la xiriira ka dhagayso qeybta hoose.

Halkan ka dhagayso Wararka ku saabsan Aljeeriya iyo go’aanka cusub ee Butafaliqa.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular