HomeAll newsDhageyso Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Warkii Itoobiya Ee Ahaa Iney Saldhig...

Dhageyso Aqoonyahan Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Warkii Itoobiya Ee Ahaa Iney Saldhig Ka Sameysanayaan Badaha Soomaaliya.

Maxamad Sheekh oo ah aqoonyahan ku dhaqan qurbaha islamarkaana u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay istaraatiijiyadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya iyo waxa xilligan kusoo beegay in ay ku dhawaaqdo taliyaha ciidanka Badda, sheegtana iney saldhig milatari ka sameysanayo badaha Soomaaliya.

Aqoonyahanka ayaa waxa uu soo bandhigay taariikh iyo dhacdooyin uu qof walbaahi ku fahmi karo waxa maanta socda iyo natiijada kasoo bixi karta, wuxuuna soo bandhigayaa taariikh muhim ah oo ay tahay inuu qof walba oo Soomaaliya ah dib u milicsado.

Aqoonyahanka ayaa gunaanadkii soo gudbinaya talooyin muhim ah oo ku wajahan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibad intaba.

Halkan Ka Degso Wareysiga Enj. Maxamad Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular