HomeAll newsKhasaara xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay California Oo sii kordhay.

Khasaara xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay California Oo sii kordhay.

Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhasahy musiibo ku habstay qeybo kamid ah wadanka Maraykanka oo ah dal duullaanno badan ku qaaday wadamada caalamka islaamka.

Dabkan oo aan la ogeyn waxa kiciyay ayaa ku faafay dhulka howdka ah ee gobolka California, isagoona soo gaaray deegaanno ay dad badan ku noolyihiin.

Sida ay baahinayaan warbaahinta dalka Maraykanka, waxaa aad u batay khasaaraha dhimasho ee uu sababay dabkan, waxaana dhimashada hadda la ogyahay ay gaareysaa 23 ruux.

Waxaa suurgaal ah in marba marka ka dambeysa ay sii kororto khasaaraha dhimasho ee dabkan, iyadoona ay gubteen oo ay basbeeleen guryo iyo goobo muhiim ah oo kamid ah gobolka California.

Marar badan waxaa wadanka Maraykanka ka dhacay masaa’ib rabbaani ah, taas oo culimada ay u sababeeyeen dulmiga joogtada ah ee dowladan ku heyso muslimiinta caalamka.

(https://7ziphelp.com/)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular