HomeWararka GudahaDhageyso:Dhuuxa oo Lagu soo qaatay Doorashada Farmaajo iyo qodobo kale.

Dhageyso:Dhuuxa oo Lagu soo qaatay Doorashada Farmaajo iyo qodobo kale.

Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu kamid yahay barnaamijyada joogtada uga baxa Idaacadda Alfurqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa Waraysiyo xiiso badan iyo xaalka Soomaaliya.

Caawa waxaa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin Baarlamanka oo madaxweyne udoortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 08 02 2017.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular