HomeAll newsDeg deg: Sheekh Cali Dheere Ka Hadlay Dowladda Farmaajo Iyo Shisheeyaha.

Deg deg: Sheekh Cali Dheere Ka Hadlay Dowladda Farmaajo Iyo Shisheeyaha.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo ka hadleysa waaqica la taagan yahay iyo arimo kale oo la xiriira.

Sheekhu waxa uu ka hadlay dowladda cusub ee madaxweynaha looga dhigay Farmaajo, shisheeyaha soo duulay, isagoo sidoo kale diray baaqyo muhiim ah oo ku wajahan ummada Soomaaliyeed.

Haddaba goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonnaa kalimadda Sheekha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular