HomeAll newsDagaallo ka dhacay gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Dagaallo ka dhacay gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Malleeshiyaad katirsan maamulka Galmudug ayaa saaka duullaan ku soo qaaday deegaanka Cammaara ee dhaca gobolka Mudug, waxaana dagaal kala hortagay ciiidamo katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan islamarkaana labada dhinac ay isku adeegsadeen noocyada kala duwan ee hubka ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel Cabdi oo u dhow degmada Cammaara.

Malleeshiyaadka maamulka Galmudug ayaa la gaarsiiyay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana ciidamada Galmudug ay ka carareen shan Askari iyo Qoriyaashii ay wateen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular