HomeAll newsAlshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Shabeelaha Hoose Dhageyso+Sawiro.

Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Shabeelaha Hoose Dhageyso+Sawiro.

Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada.

Ciidamadaan ayaa ah kuwa la xoojiyay oo horay kaga howlgali jiray Gobalka.

Waaliga Gobalka shabeelaha hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay ciidamadaan inay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumada ah sida  dadka memoriyada ku qaata aflaanta xun.

waxay howshooda noqon doontaa farida wanaaga iyo reebida  xumaanta.

Sheekh Jaamac cabdisalaam oo goobta ka hadlay ayaa la dardaarmay ciidamada.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Abuu Usaama.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Jaamac.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular