HomeAll newsTarsan"Nama Kalsooni Galineyso Kuraasta Lagu iibsaday Lacagaha"(Maqal)

Tarsan”Nama Kalsooni Galineyso Kuraasta Lagu iibsaday Lacagaha”(Maqal)

Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Noor takes death threats in strideWaxaa isa soo taraya siyaasiyiinta dhaliilaya sida ay ku dhaceen doorashooyinkii aqalada Hoose iyo Sare ee Maamul Gobaleedyada.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah Siyaasi soo Noqday Gudoomiyaha Gobalka Banaadir iminkana ah musharax utaagan doorashada madaxweyne ayaa sheegay madaxtooyada Muqdisho in lacago adag ay ku bixisay rag kusoo baxay doorashooyinkii dhacay.

Tarsan ayaa shaki galiyay isaga iyo ragga lamidka ah sida ay kaga qeybgali karaan doorashada madaxtinimo xili musuqmaasuq lagu soo doortay xubno badan oo kamid ah Baarlamanka.

Waxa uu qiray kuraas ay laheeyeen haween in madaxtooyada Muqdisho ay ku badashay rag taageersan Xasan Sheekh.

Halkan Ka Dhageyso Codka Tarsan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular