HomeAll newsRug cadaa Muhaajir ah oo ku shahiiday dalka Suuriya.

Rug cadaa Muhaajir ah oo ku shahiiday dalka Suuriya.

I
I

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa ku waramaya inuu shahiiday Muhaajir waqtiyo badan kusoo qaatay saaxaadka Jihaadka Caalamka kaas oo inkabadan sodon sano ku jiray Jihaadka haatan socoda.

Muhaajirka shahiiday ayaa waxaa lagu magacaabaa Abuu Cabdullaahi Al-Muhaajir, oo sidoo kale loo yaqaano Abul Afqaan Al-Misri, waxanaa isaga iyo labo Mujaahid oo kale oo la socotay duqeysay diyaarad uu leeyahay Isbaheysiga Reer Galbeedka ee duulaan xaq darada ah ku jooga dalalka Ciraaq, Suuriya iyo kuwa kale.

Magaalada Sarmada oo katirsan gobolka Idlib ayaa lagu duqeeyay Abuu Cabdullaahi Al-Muhaajir, waxaana istish-haadkiisa xaqiijiyay dadka sida dhow ula socoda Jihaadka Shaam ee ku sugan dhulka Shaam.

Muuqaal sanad kahor la baahiyay ayuu kasoo muuqday Muhaajirka Abuu Cabdullaahi Al-Muhaajir, waxaana uu Vedeo-gaas kaga sheekayay karaamaad uu ku arkay Mujaahidiintii reer Afghaan intii uu kamid ahaa Muhaajiriintii halkaas ku sugneyd.

Markii uu billowday kacdoonka Jihaadiga Shaam ayuu Sheeekh Abuu Cabdullaahi Al-Muhaajir usoo hijrooday Shaam, waxaana warbaahintu ay sheegayaan inuu katirsanaa hogaanka Mujaahidiinta Jabhaddda Fatxu-Shaam balse lama oga xaqiiqda warkaas.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular