HomeAll newsMaxaa u sabab ah in mamaulada Soomaaliya ka jira shisheeyaha war ka...

Maxaa u sabab ah in mamaulada Soomaaliya ka jira shisheeyaha war ka diidi waayaan?(Maqal)

micSoomaaliya waxaa ka jira maamulo badan oo shisheeyuhu danihiisa u sameystay waxaana hogaan u ah xubno u xilsaaran dhaqan gelinta ahdaafta shisheeye ee gurracan.

Xubnhaasi kolna ma diidaan waxa la faro xattaa haddii aanay ku qanacsaneyn waxay howsha fuliyaan iyagoo gunuunacaya.

Korneyl shariif shaacir oo horey uga mid ahaa ciidamadii cirka ee soomaaliya ayaa wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan arintaas uga hadlay.

Wuxuu sheegayaa in dhamaantood ay yihiin dad damiirkii ka dhintay shisheeyuhuna iska tijaabiyay uuna hubsaday in aan dadnimo ku jirin.

Halkan Ka Dhageyso Shariif Shaacir.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular