HomeAll newsDhageyso:Sheekh Nuur Macalim C/raxmaan oo Jeediyay Muxaadaro Cusub.

Dhageyso:Sheekh Nuur Macalim C/raxmaan oo Jeediyay Muxaadaro Cusub.

micSheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan oo kamid ah Culimada Diinta islaamka ayaa jeediyay Muxaadaro Qayim ah.

Muxaadarada oo soconaysa qadar Hal saac ah ayuu sheekha kaga hadlayaa Waxa Ka Socda Dalka Soomaaliya.

Siyaasada islaamka iyo lidkeeda ayuu aad ufaafaahiyay waxaana uu sheekha umadda kaga digay doorashooyinka.

Hadaba Hoos Kala Deg Muxaadarada oo Dhameestiran.

HALKAN KALA DEG DERSIGA SHEEKH NUUR.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular