HomeAll newsAlshabaab iyo Amisom oo Ku Dagaalamay Shabeelaha Hoose.

Alshabaab iyo Amisom oo Ku Dagaalamay Shabeelaha Hoose.

alshabaabCiidamada Mujaahidiinta Jabhadda Wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa Saaka Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooley oo kamid ah degmooyinka shabeelaha Hoose.

Saraakiisha Mujaahidiinta Ayaa idaacadda Afka Alshabaab Ku Hadasha Ee Andalus usheegay in xerada la weeraray ay horay u sahmiyeen kadibna saaka ay ka weerareen dhinacyo kala duwan.

Dagaalka  ayaa ku bilowday madaafiic kadibna waxaa xigay ciidanka Mujaahidiinta oo toos u abaaray Saldhiga.

Muddo kadib ciidanka Mujaahidiinta ayaa dib kaga soo baxay degmada Qoryooley.

Lama oga Qasaaraha Ka Dhashay Dagaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular