HomeAll newsDhageyso:Itoobiya oo Jigjiga Ku Xirtay in Ka Badan 200 oo Qof.

Dhageyso:Itoobiya oo Jigjiga Ku Xirtay in Ka Badan 200 oo Qof.

micDowladda Itoobiya ayaa sanadihii lasoo dhaafay dad ku dhaw 300 oo qof waxa ay ka raaftay wilaayada Bay iyo Bakool.

Dadkaasi ayaa loo daad gureeyay Xabsiyo Ku Yaala Magaalada Jigjiga oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee ku jira gacanta Itoobiya.

Dadkaasi oo ay ku jiraan Ganacsato iyo Odayaal dhaqan ayaa dhibaato loogu gaystaa Xabsiyada waxaana halkaasi ku dhintay tiro dadka kamid ah.

Ehelada Dadka uxiran Itoobiya ayaa saxaafada kula hadlay Baydhabo iyagoo codsaday in loo soo daayo dadka ka xiran.

Halkan Ka Dhageyso Codka Dhibanayaasha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular