HomeAll newsDadka Soomaali Galbeed ka soo jeeda Siday u arkaan Kacdoonka Itoobiya ka...

Dadka Soomaali Galbeed ka soo jeeda Siday u arkaan Kacdoonka Itoobiya ka socda?

micDadka soomaaliyeed ee itoobiya gumeysato intooda samaha jecel ayaa aad ugu faraxsan culeyska uu wajahayo maamulka tigeeegu iyagoo sheegaya in ay jeclaa lahaayeen in uu gebi ahaanba bur buro.

Aqoon yahan Maxamed Maxmauud oo ka soo jeeda dhulka Soomaali galbeed ee itoobiya haysato ayaa wareysi ay la yeelatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxa uu kaa sheekeeyay dhibatooyinkii tigreegu soomaalida u geystay mudaduu talada hayay welow axmaaraduna la mid ahayd markii ay talada haysay.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaalid fadhiga ka kacaan oo ay cadawgaas geestooda ka dumiyaan

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA MAXAMED.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular