Wilaayada Jubooyinka ayaa Adeegyo Muhiim u ah Bulshada Waxa Ay ka Wadaa Degmada Kamsuuma Ee Wilaayada.
Kanaal Biyood Dabooli kara Baahi badan ayaa laga dhisayaa Kamsuuma.
Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo Ah Waaliga Jubooyinka Ayaa Kormeeray Halka Laga Dhisayo Kanaalka.
Kanaalka ayaa Waraabin Doona Dhul Baaxadiisu ay ka badan 35 KM.
Sidiiq Maxamed Xasan Waa Injineerka Howha Ku Howlan Waxa uu Warbaahinta islaamiga ah usharaxay Sida ay usocoto Howsha iyo Cida Ka Faaideysan Doonto Kanaalka.
Gobalada Shabeelaha Hoose iyo Jubooyinka oo kamid ah Gobalada Caanka ku ah Wax soo saarka ayay shabaabul Mujaahidiin ka dhiseen Kanaalo ay ka faaideysteen Beeralayda Sarana uqaaday Wax Soo saarkooda.