Khaa’inul Waddan waa nin wadankiisa sirtiisa cadaw u gudbiyay amaba wadankiisa qeyb ama kulligii gatay sida madaxda Soomaalida ee maanta joogta.
Muslim iyo gaalba khaa’inul waddan dhegta ayay dhiigga u daraan maxaa yeelay waa sandareerto raac aayaha umaddiisa haadaan dheer ka ridaya.
Soomalaida waxaa iibsaday welina inta ka hartay beec u yihiin siyaasiyiin sifaha khaa’inul waddan wada qaatay kuwaasoo derejooyin iyo dalacsiin ka helay dowladaha jiritaankeena diidan ee soo adeegsaday.
Aqoon yahan Maxamed Sheekh Axmed oo ay wareysatay idaacadda islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixinaya khaa’inul waddan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Maxamed-sheekh-axmed